Ibinis.com
ama Abur xayeysiin

Waxaa nahay

Ibinis.com waa Suuq oo Online ah. Taasoo u suuro gelinaysa Shirkadaha iyo shakhsiyaadkaba in ku xayeeysiiyaan badeecahooda kuna iibiyaan. Boggan waxaa booqda maalin walba boqolaalkun oo Soomaali ah oo xiiseeya qalabka kala duwan ee iibka ku ah Ibinis.com.

Ganacsatada, faa’idooyin badan ayay ka helayaan boggan, maadaama ay tahay mid furan 24 saacadood. Adiga oo dukaankaaga xiran, ayay badeecaddaada kuu gadmaysaa.

Dhalinyarada ganacsiga jecel, balse ka caagan in ay Suuqa wax ku iibiyaan, Ibinis waxay u suuro gelinaysaa in ganacsadaan ayagoo gurigooda ama jaamacadaba jooga.

Ibinis waxay mustaqbalka noqon doontaa Suuqii isku xiri lahaa Gobolada Soomaaliya oo dhan. Lagaba sii yaabo Mustaqbalka in ay isku xirto Soomaaliya iyo Wadamada deriska la ah.

Marka Ha moogaan in aad ganacsigaada aad ka diiwaan geliso Ibinis.com.

Hadii aad haysid talo lugu horumarinaayo tayada Ibinis.com, ama haddii wax dhib ah aad kala kulanto isticmaalka Ibinis.com, fadlan nagala soo xiriir halkan.